Sargaal katirsan Ciidanka Milatariga oo saakay la dilay iyo howlgalo socda

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay kooxo biskoolado ku hubeesan xaafada Howl Wadaag ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka Milatariga Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in rag biskoolado ku hubeesan saakay gurigiisa ku hor dileen  Cumar Cabdi Mahad oo katirsanaa saraakiisha Milatariga, waxaana sargaalkan xiliga la dilayay kusii jeeday fariisin … Continue reading Sargaal katirsan Ciidanka Milatariga oo saakay la dilay iyo howlgalo socda